Madaxweynihii hore ee Suudaan oo lagu soo oogay dacwooyin hore leh

 Madaxweynihii hore ee Sudan Omar al-Bashir oo loo haysto dacwo musuqmaasuq.  Foto: Bibiana D. Piene / NTB scanpix Foto: (NTB scanpix)

 Madaxweynihii hore ee Sudan Omar al-Bashir oo loo haysto dacwo musuqmaasuq.  Foto: Bibiana D. Piene / NTB scanpix Foto: (NTB scanpix)

Dacwad oogaha Suudaan ayaa sheegay in madaxweynihii hore ee Suudaan Cumar al-Bashir loo haysto musuqmaasuq, sida ay shaacisay wakaalada wararka SUNA.

Riix halkan Norsk

Isha warka: NTB

Al-Bashir oo xukunka Suudaan afgambi milateri ku qabsaday sannadkii 1989, xukunkana hayey tan iyo abril sannadkan ayaa dhawaan gurigiisa laga helay boorso ay ka buuxdo lacag isugu jirtay Euro, dollar iyo Poundka Sudan taasoo isku gayn dhamayd hal bilyan.

Dacwad oogaha dalka ayaa hadda soo saaray eedayntaan cusub oo xambaarsan inuu gurigiisa ku haystay lacago badan oo qalaad oo sharci darro ah.

Bashir waxaa sidoo kale wacwad xasuuq ka dhan ah dadka reer Darfur u haysata maxkamadaha caalamiga ah ee ICC.

Nettavisen ønsker en åpen og levende debatt.

Her kan du enkelt bidra med din mening.