RING: 02060 E-POST: 02060@nettavisen.no
Ønsker du å sende video eller andre dokumenter? Benytt 02060@nettavisen.no
Kontakt oss

Maxaad kala socota qiimaha guryaha Norway


Qiimaha guryaha oo kor u sii socon doona.
Qiimaha guryaha oo kor u sii socon doona. Foto: Heidi Schei Lilleås
Qiimaha guryaha Norway oo kor u sii soconaya, baaris dhaqan dhaqaale ayaa sidaas sheegtay.

Riixhalkan Norsk

Waxaa diyaariyey: Heidi Schei Lilleås

Baaris la sameeyey ayaa muujisay in qiimaha guryaha dalkan Norway ay kor u sii socon doono tan iyo inta laga gaarayo sannadkan 2021, sida uu qoray Dagens Næringsliv

Andreas Benedictow oo bartay dhaqaalaha bulshada ayaa sheegay in suuqa guryaha dalkan uu yahay mid kor i sii socda, balse uusan jiri doonin kor u kac sareeya, isagoo sheegay in beeca guryuhu uu fiican yahay.

Qiyaas cusub oo ka soo baxday Norges Eiendomsmeglerforbund ayaa xustay in celceliska qiimaha dhulka ee sannadka 2021 uu noqon doono 8,5 boqolkiiba taasoo ka badan sannadkii la soo dhaafay 2017.

Guryaha Oslo ayaa la filayaa inay celcelis noqon doonaan 11,5 boqolkiiba waqtigaas aan kor ku soo sheegnay. 

Mest sett siste uken

Lik Nettavisen her og få flere ferske nyheter og friske meninger!

sterke meninger

Nettavisen vil gjerne vite hva du mener om denne saken, og ønsker en frisk debatt i våre kommentarfelt. Vær saklig og respektfull. Les mer om Nettavisens debattregler her.

Gunnar Stavrum
sjefredaktør

Våre bloggere