RING: 02060 E-POST: 02060@nettavisen.no
Ønsker du å sende video eller andre dokumenter? Benytt 02060@nettavisen.no
Kontakt oss

Norway: Isbitaal Shaqaalaysiiyey Imaam si Diinta wax Looga Waydiiyo


Imaam isbitaal Mohammad Azeem (44) oo ka shaqo bilaabaya Haukeland sykehus.  
Imaam isbitaal Mohammad Azeem (44) oo ka shaqo bilaabaya Haukeland sykehus.   Foto: Marit Hommedal (NTB scanpix)
Isbitaalka Haukeland oo howlihiisa adeegga bukaanka ku soo kordhiyey Imam dadka muslimiinta ah caawiya.

Riix halkanNorsk

Isha warka NTB

Madaxa qaybta adeega diimaha Liv Ingrid Svela,ayaa sheegtay inay ku faraxsan tahay inuu isbitaalku yeesho qof imaam, waxayna u xusheen inuu xilkaas qabto Mohammad Azeem oo 44 jir ah.

- Had iyo jeer waxaa nala waydiiyaa su’aalo ka imaanaya bukaanka oo lagu codsanayo inay rabaan inay la hadlaan imaam. Maadaama bukaanku rabaan si ay wax u waydiiyaan markaas waan buuxinay booskaas ayey tiri Svela oo waramaysay NRK Hordaland.

Mr Azeem wuxuu haatan ka garab shaqaynayaa afar qofood oo bukaanada ka caawiya su’aalaha la xiriira diimaha ee isbitaalka. Imaamkan ayaa haatan shaqada u sii wada si ku meel gaar ah oo lagu tijaabinayo muddo hal usbuuc ah.  

Mest sett siste uken

Lik Nettavisen her og få flere ferske nyheter og friske meninger!

sterke meninger

Nettavisen vil gjerne vite hva du mener om denne saken, og ønsker en frisk debatt i våre kommentarfelt. Vær saklig og respektfull. Les mer om Nettavisens debattregler her.

Gunnar Stavrum
sjefredaktør

Våre bloggere