Gå til nye Nettavisen

Lyst til å se den nye Nettavisen?

RING: 02060 E-POST: 02060@nettavisen.no
Ønsker du å sende video eller andre dokumenter? Benytt 02060@nettavisen.no
Kontakt oss

Norway oo kaalinta 1-aad ka gashay barbar dhig loo sameeyey 167 dal

Norway oo u saraysa dalalka caalamka ee dimuqraadiyada dhaqangeliya. 
Norway oo u saraysa dalalka caalamka ee dimuqraadiyada dhaqangeliya.  Foto: (Foto: Gorm Kallestad / NTB scanpix)
Sist oppdatert:
Norway waxay noqotay wadanka ugu wanaagsan ama sida ugu badan ugu dhaqma dimuqraadiyadda halka Talyaanigu uu si xoog leh hoos ugu dhacay.

Riix halkan Norsk

Isha warka: NTB

Dalka Norway ayaa 9,87 dhibcood ku hoggaaminaya 10 ka dal ee kaalinta ugu saraysa uga jira liiska 167 dal, iyadoo Island ay noqotay dalka ku xiga sida lagu caddeeyey qormada wargeyska the Economists demokratiindeks.

Dalalka kala ah Sweden, New Zealand, Danmark, Canada, Irland, Finland, Australia iyo Sitzerland ayaa sida ay u kala horeeyaan ugu guulaystay kaalimaha ku xiga labada dal ee hore.

Dalalka Afghanistan, Suuriya, Sucuudi-Carabiya, Yemen, Jamhuuriyadda bartamaha Afrika, Chad, Kongo iyo waqooyiga Kuuriya ayaa noqday kuwa kaalimaha ugu hooseeya ka galay taasoo ka dhigan in aysan si wanaagsan u dhaqan gelin nidaamka dimuqraadiyadda.

Dalalka Maraykanka, Turkiga iyo Talyaaniga ayaa ka mid ah dalalka la sheegay inay hoos u dhac ku sameeyeen sidii ay horey ugu dhaqmi jireen dimuqraadiyadda.

Vil du delta i debatten?
Nettavisen ønsker en åpen og levende debatt. Her kan du enkelt bidra med din mening
(tjeneste under utvikling).

Mest sett siste uken

Lik Nettavisen her og få flere ferske nyheter og friske meninger!