RING: 02060 E-POST: 02060@nettavisen.no
Ønsker du å sende video eller andre dokumenter? Benytt 02060@nettavisen.no
Kontakt oss

Qiimaha kalluunka oo hoos u dhac weyn ku yimid Norway

Foto: Illustrasjonsfoto: Marte Christensen / (NTB scanpix)
Qiimaha badeecadda labaad ee ugu muhiimsan ee Norway dibadda u dhoofiso ayaa hoos u dhac weyn la kulmay.

Riix halkan Norsk

Isha warka NTB

Qiimaha kiilada kalluunka freshka ah iyo kan la qaboojiyey ayaa todobaadkii hore la siisanayey  61,34 krone, taasoo ka hoosaysa 7,3 boqolkiiba intii uu joogay todobaadkii ka sii horeeyey, kana jaban 19,4 boqolkiiba intii uu joogay saddex todobaad ka hor oo ay kiiladii joogtay 76,1 krone, sida ay warbixin ku soo saartay Statistisk sentralbyrå (SSB).

Bishii Maajo ee la soo dhaafay oo kalluunku gaaray qiimihiisii ugu sareeyey oo ahaa inta u dhaxaysa 75–80 krone kiiladii ayaa bishan juun waxaa muuqda hoos u dhac weyn oo ku yimid suuqa kalluunka dalkan.

Isla markaas warbixinta SSB waxay muujisay in qiimaha kalluunka la barafeeyey ee dhegay uu kor u kacay 12,4 boqolkiiba todobaadkii la soo dhaafay.  

Mest sett siste uken

Lik Nettavisen her og få flere ferske nyheter og friske meninger!

sterke meninger

Nettavisen vil gjerne vite hva du mener om denne saken, og ønsker en frisk debatt i våre kommentarfelt. Vær saklig og respektfull. Les mer om Nettavisens debattregler her.

Gunnar Stavrum
sjefredaktør

Våre bloggere