RING: 02060 E-POST: 02060@nettavisen.no
Ønsker du å sende video eller andre dokumenter? Benytt 02060@nettavisen.no
Kontakt oss

Støre: Listhaug Waxay isku Hoos Qarinaysaa Nacaybkii Galaaftay Nafaf Badan 22 Julaay


Guddoomiyaha AP Jonas Gahr Støre.   
Guddoomiyaha AP Jonas Gahr Støre.    Foto: Vidar Ruud (NTB Scanpix)
Støre oo weerar ku qaaday Listhaug wasiirka cadaaladda.

Riix halkan Norsk

Diyaarinta: Mats Rønning iyo Kristian Skårdalsmo/NTB 

Guddoomiyaha xisbiga Shaqaalaha Norway Jonas Støre ayaa weerar ba’an oo afka ah ku qaaday wasiirka cadaalada Sylvi Listhaug (Frp), xilli uu ka hadlayey shirka golaha hoggaanka xisbigaas.

Støre ayaa ku dhaleeceeyey wasiirka inay isku hoos qarinayso nacaybka oo uu yiri waa kii galaaftay dad badan 22 julay isla markaana ay sii hurinayso. Dhanka kalewuxuu dowladda Erna Solberg ku cannaantay inaysan dhacdadaaas oo dad badan lagu dilay u arag sidii ay mudnayd ulana dhaqmin.

Arrintan ayaa timid iyadoo dhawaan Listhaug ay AP ku dhaleecaysay inay dhawreen xaquuqda argagixisada, meeshii ay hormarin lahaayeen tan muwaadiniinta. 

Mest sett siste uken

Lik Nettavisen her og få flere ferske nyheter og friske meninger!

sterke meninger

Nettavisen vil gjerne vite hva du mener om denne saken, og ønsker en frisk debatt i våre kommentarfelt. Vær saklig og respektfull. Les mer om Nettavisens debattregler her.

Gunnar Stavrum
sjefredaktør

Våre bloggere