RING: 02060 E-POST: 02060@nettavisen.no
Ønsker du å sende video eller andre dokumenter? Benytt 02060@nettavisen.no
Kontakt oss

Warbixin cusub oo SSB ka soo saartay qaxootiga


 Sawir muujinaya qaxooti soo tacabiray.
 Sawir muujinaya qaxooti soo tacabiray. Foto: Redningsselskapet (NTB scanpix)
Sist oppdatert:
Farqi weyn oo u dhexeeya marka ay qaxootigu imaanayaan Norway

Riix halkanNorsk

Diyaarintii Magnus Blaker

Jimcahan ayey waaxda tirakoobka dalkan ee SSB waxay soo saartay tirakoob ku saabsan qaxootiga iyo ka shaqaynta Norway marka ay yimaadaan kadib. Waxay warbixintu hoos u sii galaysaa qaxootiga iyo sida wadanka ay ula jaanqaadayaan.

Qaxootiga Siiriyaanka ah oo ah kooxda ugu badan ee sannadihii dambe soo galay Norway ayaa lagu sheegay inay yihiin kuwa ugu liita ka qaybgalka suuqa shaqo ee dalkan , iyadoo warbixintu xustay 9 boqolkiiba haweenka Siiriyaanka ee da’doodu u dhaxayso 15 illss 66 sano ay shaqeeyaan halka ragga Siiriya ay shaqeeyaan 16,9 boqolkiiba.

Marka laga soo bilaabo 2016 waxaa laga diiwaangeliyey dalkan 192.313 qoxooti ah ayna ku jiraan kuwa loo dacwooday kuwaa 7,7 boqolkiiba kordhay marka loo eego sannadkii ka horeeyey.

Qaxootiga ugu badan ee dalkan yimid waa Soomaali laakiin Siiriyaanku dhaqso ayey u soo kordhayeen iyadoo labadii sano ee la soo dhaafay ay qaxootiga Siiriyaanku afar jibaarmeen. 

Mest sett siste uken

Lik Nettavisen her og få flere ferske nyheter og friske meninger!

sterke meninger

Nettavisen vil gjerne vite hva du mener om denne saken, og ønsker en frisk debatt i våre kommentarfelt. Vær saklig og respektfull. Les mer om Nettavisens debattregler her.

Gunnar Stavrum
sjefredaktør

Våre bloggere